Muqdisho: Nin Laga Daweeyey Xanuunka Dhimmirka Oo Qoyskiisa Raadinaya
July 23, 2018 - Written by C M

Halkan hoose ka daawadda nin magaciisa ku sheegay Cali Ismaaciil Sheekh Cali (Timaguduud), oo muddo ka xanuusanayey dhimmirka hadda se la wadeeyey, ayaa baafinaya qoyskiisa oo ay muddo isugu dambaysay.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS