Berbera: Tahriibeyaal U Dhashay Itoobiya Oo La Soo Badbaadiyey Gacanka Cadmeed
July 23, 2018 - Written by C M

Berbera (GLN): Tahriibeyaal ka koobnaa 66 qof oo isugu jira rag iyo dumar ba oo laashkii ay wateen ku la hallaabay badda gacanka Cadmeed Yamen, ayaa halkaย  ayaa waxa soo babaadiyey mid ka mid maraakiibta xoolaha ka qaada dekedda Berbera. Waxa se intii markabku badda ku soo jiray geeriyooday mid ka mid ahaa tahriibayaasha.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS