Ergada Nabadaynta Ceel-afweyn Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Dagaal Dhex Maray
July 25, 2018 - Written by C M

Ceel-afweyn (GLN): Ergada nabadaynta colaadda Ceel-afweyn, ayaa baaq nabadeed u diray laba beelood oo shalay dagaal ku dhex maray deegaanka Ceeryaan oo ka tirsan gobolka Sanaag.

Waxa ay ergadu sidan ku sheegeen shirjaraa’id oo ay ku qabteen Ceel-afweyn

https://www.youtube.com/watch?v=PGc-nFx-DM8

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS