Dahabshiil Group Oo Shaaciyey Macaamiishii Ku Guulaystay Xajka Iyo Dalxiiska
July 28, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): ShirkadahaDahabshiil Group, ayaa bandhig ay maanta Hargeysa ku qabteen waxay ku shaaciyeen dad ku guulaystayย  in xajka laga bixinayo iyo kuwo dalxiis la geynayo.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS