Prof. Samatar Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Gobollada Galbeedka Somaliland
July 28, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadlay dhibta uu ku soo arkay gobolada galbeedka Somaliland oo uu tegay, ayaa sheegay in dadkii ay duufaantu ku dhufatay ay xaalad adag ku nool yihiin. Waxana uu ugu baaqay dowladda Somaliland iyo shacabka ba in dadkaa loo gurmado.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS