Xildhibaan Buubaa Oo Saluugay La Wareegistii Xukuumadda Ee Amaanka Madaarka Hargeysa Iyo Kaydka Haamaha Shidaalka
August 13, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada xildhibaan Ibraahin Mahadi Buubaa oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland, oo sheegay inay khatar amman ku keeni karto madaarka Hargeysa la wareegista hay’addii ammaanka maamuli jiray, isaga oo sida oo kale na sheegay inay fiicnayd in maamulka kaydka haamah shidaalku ay dowladda ka madaxbannaanaato.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS