Mashruuc Qaran Oo Wax Soo Saar Oo Laga Higelinayo Deegaanka Xaaxi
August 13, 2018 - Written by C M

Xaaxiย (GLN): Mashruuc wax soo saar oo sagaal boqol oo higtar ah, ayaa maanta lagaga dhawaaqay dariiqada Xaaxi oo ka mid ah deegaanka gobolka Daadmadheedh/Oodweyne.

https://www.youtube.com/watch?v=GD0zeEnuJ40&feature=youtu.be

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS