Somaliland: Golaha Wakiillada Iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Kulan Ka Yeeshay Arrinta Kornayl Caarre
August 16, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Guddida arrimaha gudaha iyo difaaca ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan ku saabsan kornayl Caarre waxa ay la yeesheen wasiirka wasaaradda gaanshiga Somaliland iyo taliyaha ciidanka qaranka.

https://www.youtube.com/watch?v=Sm8EWOsE6jQ

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS