Berbera: Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Cigaal Oo Sheegay In Lagu Haysto Dhul Ay Leeyihiin
August 16, 2018 - Written by C M

Berbera (GLN): Halkan ka daawada wiil uu dhalay madaxweynihii ee Somaliland oo la yidhaahdo Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, oo sheegaya in lagu haysto dhul ay leeyihiin oo Berbera ku yallaa.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS