Konayl Caarre Oo Ka Hadlay Qorshahooda
August 19, 2018 - Written by C M

Burco (GLN): Halkan kaga bogta wareysi kooban oo laga qaaday Kornayl Caarre, oo shaaca ka qaaday inay furayaan saldhigii jabhadaynta ee Somaliland ka dhanka ahaa.

Waxa kale oo uu jawaab ka bixiyey hadal  hore uu u jeediyey wasiirka maaliyadda Somaliland, oo ku saabsanaa isaga/Caarre.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=151&v=juInfumKIUU

Image may contain: 1 person, standing, outdoor and nature

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.con

News Desk.

COMMENTS