Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Dagaalkii Ay Puntland Ku Dhawaaqday
August 21, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, oo jawaab ka bixiyey hanjabaad dagaal oo Puntland shaacisay inay Somaliland kaga qabsan doonaan aagga Sool ee dagaalku hore uga dhacay.

https://www.youtube.com/watch?v=FP7TG9V-Gfs

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS