Daawo;Mid Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Geegaanka Magalada Burco Oo Ka Hadlay Hadalo Is Burinaya Oo Dhawaan ka Soo Yeedhay Maayar maxamed Muraad.
September 23, 2016 - Written by

Burco(GLN)_Daawo Xildhibaan Cabdirisaaq Aar oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka burco ayaa ka hadlay hadalo is burinaya oo dhawaan  kasoo yeedhay maayarka magaalada burco Maxamed Muraad,isaga oo sidoo kalena amaan guul wadayn ah kula dul dhacay  gudoomiye Muuse Biixi.

COMMENTS