Oodweyne: Xildhibaan Ka Hadlay Is U Soo Bax Ka Dhacay Xaaxi Oo Boolisku Dad Ku Dhaawaceen
August 22, 2018 - Written by C M

Oodweyne (GLN): Halkan ka daawada Xildhibaan Ibraahin Maxamed Nuur oo ka mid ah golaha deegaanka ee Oodweyne, oo ka Hadlaya is u soo bax ka dhacay dariiqada Xaaxi oo ka tirsan gobolka Daadmadheedh, is la markaa na xabbado ay boolisku rideen ay dad ku dhaawacmeen.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=249&v=fxjzPwqUs70

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS