Madaxweynaha Cusub Ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Hadlay
August 23, 2018 - Written by C M

Addis-ababa (GLN): Madaxweynaha 12aad ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa shalay gelinkii dambe guddida fulinta ee DDSi ay u ansixiyeen in uu noqdo Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar).

Halkan hoose ka dhegaysta khudbaddiisii ugu horreysay ee uu jeediyo.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS