Somaliland Oo 15 Baabuur Oo La La Soo Baxsaday Ku Wareejisay Itoobiya
August 26, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta dowladda fadaraalka ee Itoobiya ku wareejisay 15 baabuur oo la la soo baxday xilligii ay socdeen qalalaasihii siyaasadeed ee deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Waxa kale oo ay xukuumaddu wareejisay raggii ay qabteen ee baabuurta la soo baxsaday.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS