Dhakhtarkii Danyarka Iyo Dadka Lafuhu Burburaan Oo Geeriyooday
August 31, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Alle ha u naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday oo shalay lagu aasay Dr. Xuseen Aw Aadan Bede (Ina Aw Aadan).

Marxuumka ayaa caan ku ahaa daweynta iyo kabista dadka jaba, is la markaana waxa uu qali jiray madaxa oo dadka qaar uu lafo xoolaad u gelin jiray, marka ay shil galaan ee uu madaxu dumo.

Guud ahaan bahda Gacanlibaaxnews waxay tacsi u dirayaan ehelkii, qaraabadii iyo shacabkii uu ka baxay mar Dr. Xuseen Aw Aadan Bede (Ina Aw Aadan).

ย ย 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS