Golaha Wasiirrada Cusub Ee Dowladda Soomaalida Ee Itoobiya Oo La Ansixiyey
September 2, 2018 - Written by C M

Jigjiga (GLN): Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya, ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha cusub ee xukuummadda oo dhawaantan la hor keenay.

Masuuliyiinta la ansixiy ayaa is ugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal, kuwaas oo ay magacyadoodu ka la yihiin:

  1. Madaxweynaha Mustafe Muxumed Cumar
  2. Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim
  3. Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi
  4. Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad
  5. Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi
  6. Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse
  7. Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed
  8. Wasiirka Beeraha C/qaadir iimaan
  9. Wasiirka Howlaha Guud C/fataax Sheekh Biixi
  10. Wasiirka Ganacsiga C/raxmaan Axmed Xasan
  11. Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi
  12. Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji
  13. Wasiirka Xeer-ilaalinta C/wali Jaamac Ibrahim
  14. Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq
  15. Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar
  16. Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan
  17. Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri
  18. Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali
  19. Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali
  20. Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed
  21. Wasiirka Sayniska Axmed Naaji
  22. Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib
  23. Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada
  24. Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali
  25. Maareeyaha Wakaaladda Jidadka Sacaada Giire
  26. Maareeyaha Wakaaladda Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS