Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Soo Dhaweysay Aqoonsigii Clarkson
September 6, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wasaaradda arrimaha dibadda iyo is kaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa soo dhaweysay aqoonsigii ay golaha deegaanka magaalada Clarkson ee dalka Maraykanku Somaliland u difiyeen.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS