Jigjiga: Sheekh Ka Sheekaynaya Sidii Uu Cilimada U Ciqaabay Taliskii Ina Iley
September 29, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawadaย mid ka mid ah culimadii laga sii daayey Jeel Ogaadeen, oo si faahfaahsan uga hadlaya dhibtii iyo ciyqaabtii la mariyey culimo uu ka mid yahay intii aanu dhicin taliskii Cabdi Maxamuud Cumar (Iley). Waxaana uu madaxweynaha cusub ee deegaanka Soomaalida ka codsaday in caddaalada loo soo taago dadkii ka dambeeyey in xidho oo la ciqaabo.

https://www.youtube.com/watch?v=wqOy4kZcf68

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS