Jaamac Shabeel Oo Xilka Kulmiye Ka Qaaday Ku Tilmaamay Sharci-darro
September 30, 2018 - Written by C M

Xisbigaย talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa xil ka qaadis ku sameeyey guddoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Jaamac Shabeel, isaga oo xilka laga qaaday ku tilmaamay go’aan sharci-darro ah.

https://www.youtube.com/watch?v=4TCNA6mkAN0

 

 

 

 

 

 

Gacanlinaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS