Burco: Arday Soo Bandhigtay Wacyigelin Ku Saabsan Waddaniyadda
September 30, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawada warbixin uu weriye Khaalid Bakayle ka sameeyey arday dhigata dugsi sare oo ku yaalla magaalada Burco, oo soo bandhigtay barnaamij wacyigelin ah oo ku qotomada qiimaha waddaniyadda iyo ku dhaqankeeda.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS