Hargeysa: Reer La Gubay Oo Qof Ku Dhaawacmay Xoolo Na Ku Dhinteen
October 6, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): 11 neef oo adhi ah ayaa dhintay, halka qof dumar ah na lugta ka jabtay, ka dib markii xalay weerar lagu qaaday reer deggen koonfurta magaaladaย  Hargeysa, oo gurigii ay deggenayeen lagu gubay, sida ay xaiijiyeen ciidanka boolisku.

Waxa ay ciidanka ammaanku intaa raaciyeen in falkaa ay u soo qabteen hal qof oo eedaysane ah, iyaga oo sheegay in falku salka ku yahay muran dhul.

https://www.youtube.com/watch?v=gcnvy-VFJ6U

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS