Dadweynaha Xeebaha Sanaag Iyo Saaxil Oo La Faray Inay Ka Digtoonaadaan Dabaylo Ku Soo Fool Leh
October 13, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha ee Somaliland, Axmed Muumin Seed, ayaa shaaciyey in saadaal ay heleen ay sheegayso in xeebaha gobollada Sanaag iyo Saaxil ay ku soo fool yihiin dabaylo dhanka badda ka imanaya. Waxaana uu digniin u diray dadka ku nool xeebahaas inay feejignaadaan oo ay xeebaha ka fogaadaan.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS