Wiil Ku Dhintay Balli Ku Dhex Yaalla Magaalada Hargeysa
November 1, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Wiil 14 ah ayaa ku dhintay balli ku yaalla xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa.

Dadweynaha xaafadda oo dhacdan ka i murugo leh uga hadlay, ayaa xukuumadda  Somaliland ugu baaqay in balliga biyaha laga sii daayo, si aanu dhib kale u sababin.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnewsc.om

News Desk.

 

COMMENTS