Qof Dhintay Iyo Saddex Kale Oo Ku Dhaawacmay Is U Soo Bax Ka Dhacay Jigjiga
November 1, 2018 - Written by C M

Hargeysa (GLN): Hal qof ayaa dhintay saddex kale na way dhaawacmeen, ka dib markii shalay uu ciidanka ammaanku xabbado ku ka la eryeye dad is u soo bax ka dhigay magaalada Jigjiga.

Waxana wararka ka imanaya Jigjiga ay sheegaan in dhacdadu ka bilaabantay is ku dhac dhex maray dadka Soomaali ah iyo Amxaaro.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS