Is Beddelka Ku Dhacay Hab Nololeedkii Miyiga
December 2, 2018 - Written by C M

Qoryaale (GLN): Halkan ka daawada wareysi ku saabsan is beddelka ku dhacay noloshii soo jireenka ahayd ee miyiga, waa na wareysi uu weriye Cabdishakuur Dayid la yeeshay Xasan Axmed Guuleed, oo ka mid ah reer miyiga ku nool deegaanka Qoryaale, oo ka tirsan gobolka Maroodijeex.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

GacanlilaaxNews

News Desk

COMMENTS