Guddoomiye Mursal: “Waa in deg deg loo sii daayaa Mukhtaar Roobow loo na ogolaadaa in uu doorashada ka qaybgalo.”
December 15, 2018 - Written by C M

Muqdisho (GLN): Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo shir jaraa’id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadllay  xadhigga Mukhtaar Roobow iyo mooshinka madaxweynaha.

Guddoomiye Mursal, ayaa ka tacsiyeeyey shacabka Baydhaho geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo, isaga oo ugu baaqay shacabka ku dhaqan Baydbabo in ay is dajiyaan, dib na loo soo celiyo xasilloonidii iyo ka la danbeyntii deegaannada Koonfur Galbeed.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

COMMENTS