Warbixin Laga Sameeyey Dalxiiska Xeebta Batalaale Ee Magaalada Berbera
December 29, 2018 - Written by C M

Berbera-(GLN): Xeebta Batalaale oo kamid ah xeebaha loo dalxiis tago ee magaalada Berbera, ayaa waxay soo jiidatay indhaha dalxiisayaal tiro badan. Waxa na maalmaha fasaxa gaar ahaan Jimcayaasha halkaasi taga dalxiisayaal badan, oo ka ka la yimaada magaalooyinka Somaliland.

Halkan ka daawada warbixintan uu weriye Khaalid Foodhaadhi ka sameeyey xeebta Batalaale.

https://www.youtube.com/watch?v=k04KH83PnNw&feature=youtu.be

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

COMMENTS