Fannaanadda Deeqa AFRO Oo Raalligelin Ka Bixisay Heestii Anshaxa Xumeyd Ee Ay Soo Saartay
December 30, 2018 - Written by C M

Halkan ka daawadaย fannaanadda Deeqa Aadan Muuse “Deeqa AFRO”, oo raalligelin ka bixisay hees ay dhawaan soo saartay, oo av la socdeen muuqaallo anshaxa ka baxsan, is la markaa na qaar badan oo dadka Soomaaliyeed ka mid ahi si weyn uga qayliyeen u na dhaleeceeyeen.

https://www.youtube.com/watch?v=siyfVFyhXn4&feature=youtu.be

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

 

COMMENTS