Jabhaddii ONLF Oo Xisbi Siyaasadeed Is U Beddeshay
January 1, 2019 - Written by C M

Jigjiga-(GLN): Jabhaddii xoraynta Ogaadeeniya (ONLF) ee ka dagaallami jirtay deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa hoggaankeedu Jigjiga kaga dhawaaqay in ay is u beddeleen xisbi siyaasadeed, is la markaa na ay ka qayb geli doonaan doorashooyinka ka dhici doona deegaanka Soomaalida.

https://www.youtube.com/watch?v=yezHY71z4kk&feature=youtu.be

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

COMMENTS