Qodobbo Muhiim U Ah Nolosha Qoysaska Qurbaha
January 2, 2019 - Written by C M

Oslo-(GLN): Waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonnaa, wareysi diiradda lagu saaray barbaarinta carruurta iyo xoojinta wada shaqaynta qoyska qurbaha ku nool, is la markaa na abbaartu tahay qiimo u yeelista qoysaska, waa na wareysi qayb ka ah baraamijka KULANKA GORFAYNTA, oo uu soo saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”. Waxa na marti ku ah macallin Qamaan Khaliif Muuse, oo ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

 

 

COMMENTS