Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhiirrigeliyey In Dhiigga La Shubo
January 3, 2019 - Written by C M

Hargesa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Hargeysa ka daahfuray olole dhiig shubis ah, oo uu ku macneeyey in dadku dhiigga shubaan si aan dhiig kayd ah loo waayin.

https://www.youtube.com/watch?v=-ttxAcchvYg&feature=youtu.be

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

 

COMMENTS