Biyo Ballaadhinta Xaafadaha Magaaladda Hargaysa Oo La Bilaabayo
January 8, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Shirkadda gacanta ku haysa sahanka biyo gelinta xaafadaha Hargeysa, ayaa shaacisay inay soo gabagabeeyeen hawshii sahaminta, is la markaa na la bilaabi doono dhigistii dhuumaha iyo dhismaha berkedaha kaydka biyaha.

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnew.com

News Desk

COMMENTS