Hawlaha Horyaalla Madaxweynaha Cusub Ee Puntland
January 8, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Baarlamanka Puntland, ayaa maanta madaxweyne u doortay Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxa hor yaalla hawlo ka la duwan oo ay ugu muhiim yihiin: adkaynta amniga, kobcinta dhaqaalaha iyo xidhiidhka siyaasadeed ee u dhexeeya Puntland iyo dawladda Faderaalka Soomaaliya.

https://www.youtube.com/watch?v=UTJpj6PEuy0

 

 

 

 

 

 

Gacalibaaxnews

News Desk

COMMENTS