Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub Ee Puntland
January 8, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eg. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in baarlamanka Puntland doorteen madaxweyne xilkas ah, isaga oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub Siciid Cabdullaahi Deni.

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews

News Desk

COMMENTS