Ku Xigeenka Golaha Wakiillada S-land Oo Ka Hadlaya Caqabadaha Horyaalla Doorashada Golahooda
January 25, 2019 - Written by C M

Halkan ka daawada guddoomiye ku xigeenka 1aad Golaha Wakiillada Somaliland Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa wareysi uu bixiyey kaga hadlay caqabadda saami qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilladu ku hayso qabsoonitaanka doorashada golahooda.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS