Hargeysa: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Oo Cusbitaal Loo Dhigay Xanuunka Faaligga
January 27, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee Somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa cusbitaalka loo dhigay xanuunka faaligga (Stroke).

Image may contain: 1 person, standing

Wasiirka oo uu xanuunku ka haleelay lug iyo gacan, ayaa hadda lagu dawynayaa cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

Waxa maanta gelinkii hore ku booqday cusbitaalka uu yaallo wasiirku madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, is ay wasiirka xaaladdiisa wax uga ogaadaan.

Image may contain: 1 person, outdoor

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS