Wareysi: Taariikh Nololeedkii Abwaan Baarleex
February 3, 2019 - Written by C M

Halkan kaga bogta wareysi ku saabsan taariikh nololeedkii Alle ha u naxariistee abwaan Cabdullaahi Xirsi Ibraahin “Baarleex”, oo laba maalmood ka hor ku geeriyooday dalka Hindiya, oo loo geeyey daweyn caafimaad, ka dib markii uu in muddo ah ka xanuusanayey waddanaha.

Wareysiga waxa marxuum Baarleex ka qaaday Cabdishakuur Muxumed “Heersare”, oo December โ€Ž21, โ€Ž2010 Jabuuti kaga qaaday.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS