Kenya: Tuug Kabo Ka Xadayey Masaajid Oo Lagu Ciqaabay Inuu Basbaas Cuno
February 5, 2019 - Written by C M

Mombasa-(GLN:) Tuug kabo ka xadayey masaajid ku yaalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa markii la qabtay ka dib waxa lagu xukumay in uu cuno basbaas kulul, taas oo ka dhigan in ciqaab looga dhiga.

Halkan hoose ka daawada ninka oo basbaas cunaya:

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS