Hargeysa: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Sayladda Xoolaha
February 6, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Halkan ka daawada madaxweyne Muuse Biixi, oo maanta booqday sayladda iibka xoolaha ee Hargeysa, isaga oo halkaa ku la kulmay qaar ka mid ah dadka xoolaha ka ganacsada.

https://www.youtube.com/watch?v=EO_Thh7s-Wk
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS