Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Soo Hor Jeestay Shir Shidaalkaa Soomaaliya Lagaga Hadlayo
February 6, 2019 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Aqalka sare ee dawladda federaalka ee Soomaaliya, ayaa ka soo horjeestay shir lagaga hadlayo shidaalka Soomaaliya, oo lagu qaban doono magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Shirkaas oo goluhu u aqoonsaday shirka xaraashka shidaalka Soomaaliya, ayaa halkan hoose waxa aad kaga bogan kartaa warsaxaafadeedka shirkaa ka hadlaya:

COMMENTS