waxay dad badan oo reer somaliland ka dhursugayeen prof.ahmed ismaciil samatar talaabaduu ku muujin doono siyaasada u khaaska ah ee aan ahayn ta siyaasada madadaalada iyo xisbiguu ka soo dhex muuqan doono , waxa se uu ka soo dhex muuqdey xisbil xaakimkii kulmiye isagoo in badan goobo badan ka sheegey in somaliland ay u baahantey in ay isbadel dimuqraadiyad lagu sameeyo si is badal midha dhala aynu u helno, waxaanu isbedelkii noqdey xisbil xaakim kii isbadelka lagu sameynlaa mid ku biirey , jawaabta ku biiritaankiisuna waxay noqotey in uu yahay shaqsi ku caan ah madadalada siyaasada ee aanu ahayn shaqsi awood u leh in siyaasadiisu qaran badali karto hormarna abuuri karto . mana jirto siyaasad khaas u ahayd oo muujinkarta awoodiisa siyaasadeed waxana daliil u ah siduu u majare haboobiyey siyasadiisii iyo tuhunkii dadku ka qabeen, waxaynu xasuusan karnaa dimuqraadiyad la,aantii ka dhex jirtey xisbiga kulmiye ee ay kaga tageen laba meeloodoo meeli xisbigoodii , waxay dhacdadani kaliya ku tusinaysaa madhnaanta ficilka siyasadisa kanka yeelan leyd waxaaney tahay kaliya inuu daneynayey han yaraan xil wasiirnimo ee aanu waxba isla hayn kale , waxaana suura gal ah in mudo yar ka dib yidhaahdo kulmiye waa meel dimuqraadiyada lagu aaso ,oo uu fikirkii somaliland kaga noqdo siduu fikirkiisii somaliya markii uu ka galey numberkii ugu liitey uu badaley
Waxay tani sumad u tahay markii uu tartankii dowladii somalia uu u tartamayey jagada madaxweynaa ee uu ka dhex heley cod ka yar 9 cod iyadoo in kabadan somalidu 20 sano idaacadaa aad uga dhageysan jirtey qof walibana uu u arkaayey mid u noqonkara somalida hogaamiye .
waxa isweydiin leh waa maxay sababtii ay u dooran waayeen ? ama uu khatar ugu noqon wayey musharaxintii wareega dambe isla gaadhey?
waxaaanu jawabahaas oo sax ah si taxana ah ugu soo ban dhigi doonaa maqaalo joogta ah warbaahinta xogta ururisa ee dadweynaa ka haqab tirta ee gudbisa fikirka muwaadinka