Prof. Cabdi Samatar Oo Ka Hadlaya Sida Qaran Loo Dhiso
February 8, 2019 - Written by C M

Jigjiga-(GLN): Halkan ka daawada Professor Cabdi Ismaaciil Samatar, oo kulan magaalada Jigjiga loogu qabtay kaga hadlay sida loo dhiso qaran loo siman yahay, is la markaa na ku dhisan aqoon iyo wax wada yeelasho.

Gacamlibaaxnews
News Desk

COMMENTS