Xukuumadda Soomaaliya Oo Ansixisay Heshiis La Xidhiidha Tababarka Ciidamada
February 14, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Shirkii golaha wasiirrada ee xukuumadda dawladda federaalka ee Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey heshiis ay hore u ka la saxeexdeen dawladda iyo Turkiga, oo la xidhiidha tababarka ciidamada.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS