Hargeysa: Haween Reer Axmed Dhagax Ah Oo Ka Dibad Baxay Dad Ka Xidhan
February 14, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Qaar ka mid ah haweenka xaafada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta cabasho la hor yimadeen madaxtooyada Somaliland, iyaga oo madaxweyne Muuse Biixi ka codsaday in uu caafis ugu daayo rag ka xidhan, oo ka mid yahay Sheekh Aadan Sune ku jiro.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=463&v=LZ2JY9RKlCk




Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS