Wasiirro Reer Somaliland Oo Ka Faahfaahiyey Safar Ay Ku Joogaan Jabuuti
February 14, 2019 - Written by C M

Jabuuti-(GLN): Wasiirro reer Somaliland oo ku sugan Jabuuti, ayaa sheegay in ay masuuliyiinta dalka Jabuuti ka la hadleen arrimo la duwan, oo la xidhiidha horumarinta iyo iskaashiga.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS