Hargeysa: Boqor Ku Bogaadiyey Madaxweyne Farmaajo Caawintii Abwaan Baarleex
February 15, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Boqor Axmed Imaan Warsame, ayaa madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi ku bogaadiyey, sidii u caawiyey Rabbi ha u naxariistee abwaan Baarleex, markii daweynta caafimaad loogu qaadayey Hindiya.

https://www.youtube.com/watch?v=JF02Nfmwmws
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS