Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Su’aalo Kaga Nixisay Wakiilka Trump Ee Venezuela
February 15, 2019 - Written by C M

Washington- (GLN): Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka Maraykanka, ayaa su’aalo la ma filaan ah oo uu ka gubtay weydiisay wakiilka Trump ee Venezuela, iyada oo weydiisay sababta uu u qariyey xasuuq ciidamada Maraykanku ka gaysteen Salvador.

https://www.youtube.com/watch?v=XYQwWde9ckI
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS