Burco: Habka Kaydinta Dhiigga Oo La Hirgeliyey
February 16, 2019 - Written by C M

Burco-(GLN): Cusbitaalka guud ee magaalada Burco, ayaa laga daahfuray barnaamij la xidhiidha kaydinta dhiigga, si dadka xanuusanayaa u helaan dhiig diyaar ah.

https://www.youtube.com/watch?v=eIK1MeaTPF4

COMMENTS