Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Dayactirtay Qalabka Ceelasha Ee Geed-deeble
February 16, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wakaaladda biyaha Hargeysa, ayaa qalab cusub iyo mishiinno ay soo iibsatay ku kordhisay ceelasha biyaha ee Geed-deeble.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS